Self-paced course
Koorsadaan waxay ku bixisaa warbixin xarumahee ayaa aheyd inay sameyso u diyaar garowga ka jawaabida dacwada fayraska neefsashada imaanayo sida cudurka fayraska corona, sida loo aqoonsado dacwada markuu dhaco, iyo sida si ku haboon loo fulliyaa tallaabooyinka IPC si loo hubiyo inaysan jirin gudbin dheeraad ah ee HCW ama bukaanada kale iyo dadka kale ee ku jiro xarunta daryeelka caafimaadka.
Tababarkaan waxaa loogu tallogalay shaqaalaha daryeelka caafimaadka iyo xirfadlayaasha caafimaadka bulshada, sida ay diirada saarto ka hortaga iyo xakameynta caabuqa.
Fadlan ogow: Agabyadani waa markii ugu dambeysay ee la cusbooneysiiyay 18/01/2022. Si aad u hesho tilmaamaha ugu dambeeyay, fadlan eeg nooca Ingiriisiga ee koorsada.
Koorsadan waa la keydiyay. Si aad u hesho koorsooyinka ka tarjumaya tilmaamaha farsamo ee ugu dambeeyay ee WHO ee ku saabsan xakameynta caabuqa ee xaaladda COVID-19, fadlan ka hel koorsadayada cusub ee la cusbooneysiiyay halkan.
Koorsadaan waxaa sidoo kale lagu helayaa luuqadaha xiggo:
English - русский - 日本語 - français - Bahasa Indonesia - Español - Português - Italiano - српски језик - 中文 - македонски јазик - Türkçe - język polski - Tiếng Việt - العربية - Nederlands - Tetun - বাংলা - فارسی - සිංහල - ภาษาไทย -தமிழ் - Казақ тілі - ქართული ენა
Dulmarka:
Koorsadaan waxay dabooleysaa tallaabooyinka Ka hortaga iyo Xakameynta Caabuqa (IPC) ee looga baahanyahay in loogu:
Waxaa jiro illo ku lifaaqan qeyb walba oo kaa caawinayo ku bilaabida dheeraadka ah ee mowduucaan.
Ujeedooyinka waxbarashada:
Dhameystirka koorsadaan, waa inay u suurtogashaa inaad:
Muddada koorsada: Qiyaastii 1 saac.
Shahaadooyinka: Xaqiijinta Ka qeybqaadashada waa loo helayaa ka qeybqaatayaasha dhameystiro boqolkiiba 100% ee qoraalka koorsada.
Kadib dhameystirka koorsadaan, haddii aad xiiseyneysid wax ka barashada sida saxda ah ee loo gashto iyo looga saaro qalabka illaalada shaqsiga (PPE) ee marxaalada COVID-19, fadlan tixraac koorsada OpenWHO: COVID-19: Sida loo gashto oo looga saaro qalabka illaalada shaqsiga (PPE): https://openwho.org/courses/IPC-PPE-SO
Haddii aad xiiseyneysid wax ka barashada sida saxda ah ee loo sameeyo nadaafada gacmaha, fadlan tixraac koorsada OpenWHO: https://openwho.org/courses/IPC-HH-so
Loo fasiray af Soomaali ka bilow Infection Prevention and Control (IPC) for COVID-19 Virus, 2020. WHO masuul kama ahan tusmada ama saxnaanta fasiraadaan. Haddii ay dhacdo is waafaqsanaan la’aan u dhaxeyso fasiraada Ingiriiska iyo af Soomaaliga, nooca Ingiriiska asalka wuxuu ahaanayaa nooc ku xiran oo dhab ah.
Fasiraadaan maysan xaqiijin WHO. Illahaan waxaa loogu tallogalay barashada ujeedooyinka taageerada waxbarashada kaliya.