Xirfadyahan leh karti iyo Aqoon iyo aqoon guud ayaa lagama maarmaan u ah xoojinta awoodda qaranka marka laga jawaabayo xaaladaha deg degga ah ee caafimaadka dadweynaha. Wadamada ka shaqeynaya howlahaan waxa ay bixiyaan ilo waxbarasho, taasoo lagu taageeraayo ka Jawaab celinta dalalka uu hada kasocdo dilaaca COVID-19 iyo qataraha kale ee Caafimaad. iyada oo lala kaashanaayo turjubaano Mutadawiciin ah, ilaha ku saleysan hagista sayniska ee Qaamuuska WHO ayaa lagu heli karaa luqadda rasmiga ah ee dalka si loo xoojiyo shaqaalaha caafimaadka safka hore jooga ,kuwa siyaasad dejiyayaasha, iyo dadweynaha.
A skilled and qualified workforce and educated public are essential to strengthen national capacity when responding to public health emergencies. The Serving Countries channel offers learning resources to support a country's response to the ongoing COVID-19 outbreak and other health threats. In collaboration with the Country Office and the Ministry of Health, resources based on WHO scientific guidance are available in the country’s official language(s) to empower frontline health workers, policy-makers and the public.
Click here to browse additional country pages.
Looking for courses...